Skip to Content

Basal Gaduud Onion 1kg

https://www.alkhaliijgroup.so/web/image/product.template/29966/image_1920?unique=460d405
Basalku had iyo jeer wuu joogaa, xitaa marka aan la dareemin. Isaga ayaa bilaaba sheekada cunto kasta, kana dhiga mid macaan oo dhadhan leh. Wuu kaa ilmaysiin karaa marka hore, balse dhammaadka wuxuu kuu keenayaa  dhadhan aan la illoobi karin. Basal la’aan, jikadu ma dhammaystirna.

1.30 1.3 USD 1.30

Not Available For Sale

This combination does not exist.

To scale

Terms and Conditions
30-day money-back guarantee
Shipping: 2-3 Business Days